🚀 2026 Teknolojiyadu si degdeg ah ayey isu beddeshay! Kuwa ugu muhiimsan waa:
✅ 1. AI (Garaadka Macmalka ah) ayaa hormuud noqday
>-AI hadda kaliya kuma caawin doono, ee si toos ah ayuu shaqooyinka qaybtood ula wareegayaa.
>-Qoraal, coding, design iyo xisaab dhammaan si automatic ah
✅ 2. AI Coding & Web Development
>-Website iyo app qurux badan waxaad ku dhisi kartaa daqiiqado adigoo AI isticmaalaya
>-AI ayaa kuu qoraya code, sixaya khaladaadka, sameynaya design
✅ 3. Websites caqli leh (Smart Websites)
>-Bogagga waxay fahmayaan isticmaalaha
>-Chatbots & Voice (cod) ayaa si toos ah kuu adeegaya
✅ 4. Mobile Apps sida Web (PWA)
>-App lama soo dejinayo mararka qaar
>-Website ayaa u shaqaynaya sida mobile app
✅ 5. Shaqooyin cusub oo tech ah ayaa soo kordhay
>-AI Engineer
>-Prompt Engineer
>-Automation Specialist
>-Cybersecurity Expert