Waxaan ku shaqeyneynaa baahida ummada soomaaliyeed, anagoo isku dayeyna inaan kor u qaadno tayda xirfadaha la taaban karo.sidoo kale waxaan diyaar u nahay inuu ardayga kalsoonidiisa kor u qaadno anagoo ku hubeyn doona aqoon digital ah.

Macluumaadkeena

Waxaan u heellanahay inaan bixino xirfado qiimo sare leh oo ku dhisan tayo, hal-abuur iyo daryeel dhab ah oo aan u muujinno ardaydeena. Waxyaabaha ka bilowday fikrad fudud maanta waxay noqdeen astaan lagu kalsoon yahay oo u taagan ka caawinta dadka inay maalin kasta wax badan gaaraan.

  • baro xirfado mustaqbal fiican leh. 
  • baro goob kasta iyo goor kasta.
  • ku xirnow bulsho hayaan horumar u socota.
  • la wadaag asxaabtaada kuna dhiiri geli inay is dhisaan goor kasta.
Online Courses
0 +
Experienced Instructors
0 +
Total Certifications
0 +
Active Students
0 k+

Suaalaha Soo noq noqda

waxay iskug jiraan kuwo live ah oo aad si gaar ah dulban kartid iyo kuwo diyaarsan aad wakhti kasta heli kartid

koorsda ugu qaalisan kama badana $10 sidoo kale waxa jiro koorsooyin bilaash ah aad heli kartid

Waxaad dooran kartaa koorsada aad rabto, kadibna ku bixin kartaa lacagta nidaamka lacag-bixinta ee website-ka. Markaad bixiso, koorsada isla markiiba waa kuu furnaan doontaa.

dhamaan koorsooyinku waa  waa self-paced, taasoo micnaheedu yahay inaad baran karto wakhti kasta oo kuu sahlan adiga, sida wakhtiyada fasaxa 

Waxaad u baahan tahay:

  • Kombuyuutar, tablet, ama smartphone

  • Internet

  • Iyo browser (Chrome, Firefox, iwm.)

waxa jira groups loo diyaariyey in lagala socodo wax qabdka ardagyu sameeyey inta uu ku dhex jiro koorsada uu baranyo