Baro Xirfad Goor Kasta & Goob kasta

ku baro wakhti kooban xirfado wax ku ool ah, adigoo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqada. Goor Kasta | Goob Kasta.

Kobci Garaadkaaga Goor Kasta & Goob kasta

Baro Koorsooyin wax ku ool ah, loona diyaariyey dhammaan qof kasta. Baro xirfado cusub, kobci naftaada, una diyaari la jaanqaadka mustaqbalka.

Instructors
0
Courses
0
Counteries
0
Active Students
0

Kusoo Biir Falasalda Fogaan-araga

Kusoo biir fasalo Fogaan arag ah oo la qaadan doono asbuucii ugu yaraan sadex Casho, loona diyaariyey si khaas ah in ardayga loogu dhiso

Dooro Xirfad oo dhis musqtaqblkaaga

Network Administrator

waa course muhiim u ah barashada dhamaan wixii la xiriira networking, cyber security iyo ethical hacking

Programming

waa course kaa caawin doonaa sidaad u dhisi lahayd application kala duwan sida Web App, Mobile App iyo Desktop App

Multimedia

waa course ka kooban dhamaan wixii la xiriira nashqadaynta iyo qurxinta ganacsiga casriga ah sida video editing iyo wixii lamida

Comp Essentials

waa course loo diyaariyey barashada computerka iyada oo lagasoo bilaabi doono meesha ugu hooseyso oo ah waa maxay computer?