Computer Essentials
About Course
Computer Essentials: Windows & MS Office Mastery waa koorso dhamaystiran oo loogu talagalay bilowga iyo qof kasta oo doonaya inuu horumariyo xirfadaha aasaasiga ah ee kumbuyuutarka iyo barnaamijyada xafiiska. Koorsadani waxay siinaysaa ardayda aqoon iyo tababar gacanta lagu qabanayo oo ku saabsan Windows Operating System iyo barnaamijyada muhiimka ah ee Microsoft Office, kuwaas oo kala ah Microsoft Word, Excel, PowerPoint, iyo Access.
Waxyaabaha Aad Baran Doonto
- Fahamka aasaaska kombuyuutarka.
- Isticmaalka iyo maamulka Windows Operating System.
- Abuurista iyo habaynta dukumentiyada Microsoft Word.
- Maamulka iyo falanqaynta xogta Microsoft Excel.
- Diyaarinta bandhigyo (Persentations) xirfad leh oo Microsoft PowerPoint ah.
- Fahamka aasaaska Database-ka iyo isticmaalka Microsoft Access.
- Maamulka faylasha(Documents), galalka, iyo kaydinta xogta.
- Kobcinta xirfadaha wax-soo-saarka iyo shaqooyinka xafiiska
Waxyaabaha Aad Baran Doonto
- Qof kasta oo aan lahayn wax khibarad computer ah..
- Ardayda iyo qalin-jabiyeyaasha.
- Dadka shaqo doonka ah.
- Shaqaalaha xafiisyada iyo maamulka.
- Ganacsatada yaryar iyo kuwa bilowga ah.
- Qof kasta oo doonaya inuu horumariyo xirfadaha dijitaalka ah.
Student Ratings & Reviews
No Review Yet