Python for Absolute Beginners
About Course
Koorsadan Python for Absolute Beginners waxaa loogu talagalay arday bilow ah oo aan hore u aqoon wax Programming ah. Waxay kaa caawinaysaa inaad fahanto aasaaska luuqadda Python, sida loo qoro code fudud, loo isticmaalo xogaha (data), iyo sida loo fikiro sidii programmer.
Inta lagu guda jiro koorsada, waxaad baran doontaa fikradaha muhiimka ah ee programming-ka sida variables, data types, conditions, loops, functions, iyo mini-projects
Student Ratings & Reviews
No Review Yet